Hannaanka ugu wanaagsan ee af-barashada.

Waxabarashadu waa mid casri ah oo dhiiriggelinaysa ardayda. Qaabka ay wax u baranayaana, waa mid aad u xiiso badan.

Na soo raac hadda

Ilays Af Soomaali

Ilays Af Soomaali wuxuu adeegsanayaa tignoolajiyada casrigaa si aad u barato Af Soomaaliga.

Na soo raac hadda

Dhammaan bulshada soomaaliyeed

Ujeedkeennu waa in carruurta soomaaliyeed ay afkooda ku bartaan qaab fudud.

Na soo raac hadda

Dhammaan Soomaalida

Yoolkayagu waa,  in aan fududeyno barashada Af Soomaaliga ee carruurta iyo dhallinyarada ama cid kasta oo xiiseyneysa.

Lifaaq

Lifaaqan waxaad ka heleysaa waxbixinnada oo dhan.

Hawlaha

Waxbarasho  dhinacyo  badan oo ku  habboon da’a walba ardayda.

Horumarinta

Waxaan ku dedaalnay in aan horumarinno barashada Af Soomaaliga, annaga oo adeegsaneyna hannaanka waxbarasho ee ugu dambeeyey.

Tababarka

Ardaydu wuxuu si tayo leh ugu tababaranayaa buugaagta maqalka iyo muuqaalka ah.

Waxbarid

Waxaan adeegsaneynaa tignoolajiyada ugu dambeeyay, si aan u helno waxbarasho fudud isla markaan  faa'iido badan leh.

Adeegyada

Adeegyadayada waxbarasho ee Ilays Af Soomaali. Dhammaan adeegyada waxaa loo diyaariyey, dadka jecel barashada af Soomaaliga ee daafaha dunida ku nool.

Muuqaal Hordhac ah

Tirakoobka

12

DALALKA

3000

HAY'AD WAXBARASHO Ee ADEEGSADA DAABACAADEENNA

400

MASHRUUCAYADA

6960

TABABARRADA KOORSOOYINKA

255

KOORSADA TABABBARKA

67

KULAMO AQOONEEDKA

Soomaalida oo dhan

Xarunta Ilays waxay soo saartaa qoraalo iyo taxane cilmiyeedyo u gaar ah, kuwaasoo loogu adeegayo Af Soomaaliga iyo barashadiisa.

Waxaan bixinaa buugaag daabacan oo si gaar ah loogu diyaariyey barashada afka Soomaaliga, kuwaasoo ka kooban qaybo badan oo kala duwan

Wax ku barashada buugaagta daabacan.

Iyada oo loo marayo buugaagta is-dhexgalka ee shabakada, waxbarashadu waxay noqon doontaa mid togan oo fahamsan sababtoo ah habka cusub ee wax-barashada ee ka kooban

Waxbarashada buugta maqalka iyo muuqaalka ah.

Kaararka waxbarashadu waa hab gaar ah oo ka caawinaya ilmahaaga inuu wax barto oo isku mar ciyaaro, taasoo awood u siinaysa inuu yeesho xirfado cusub

Wax ku baro Ciyaar xusuuseedka

Hubaal

Bareyaasha Ilays Af Soomaali, waa macallimiin xirafadoodu aad u sareeyso xagga baridda afka Soomaaliga.  Waxaana had iyo jeer kula talinayaa waalidiinta iyo ardayda in ay ka mid noqdaan ardayda wax ka bartaan Ilays online. Ilaahay haka abaalmariyo intii hawshaan isu xilsaartay.

Mohamed Taha Mahmoud

Somalia

Ilays Af Soomaali waa manhaj waxbarasho oo tayo sare leh, kaasoo daboolaya baahida qof kasta oo ku haminaya inuu barto ama baro afka Soomaaliga. Waad ku mahadsan tahay horumarka wanaagsan ee aad muujisay. Waxaan rajaynayaa in aad sii wad howsha qiimaha badan, waayo waxaa jira ajaanib badan oo xiiseeya barashada afka Soomaaliga. 

MARYAM AMR

Finland

Alaabtayada

Xiriirkeenna

HALKAN KU REEB SU’AALAHA

+358469439660
info@ilaysafsoomaali.com

WAAXADA KOORSOOYINKA

+358469439660
info@ilaysafsoomaali.com

WAAXDA IIBKA

+358469439660
info@ilaysafsoomaali.com

Soo dalbo

Wararkii Ugu Danbeeyay

Xuquuqda Ilays Af Soomaali Ku Shaqeeya Khaledamin.com 2024 ©